Online-ka ka baro wax walba kadib macluumaadkan 

laba arin ayaa laga maarmaan ah inaad ogaato dunida maanta waana aasaasi labadaas arin kow : ogow dunida inay casri noqotay wax walbana ay fududaadeen helitaankiisa , hadey noqoto waxbarasho iyo shaqo iwm tan labaad ogow wax walba adiga inay kaa soo goaan inaad wax fiican sameysato adiga ayey kaasoo goaan inaad wax xun sameysano sidoo kale , hadaba maxaa kula gudboon , maanta waxaan halkaan ugu hadli doonaa sababo aad ugu mid noqon kartid 4% dadka qaaska ah ee hamiga leh.

Ma ogtahay dadka qaata casharada online kai nay sddex u qeybsamaan : 

1. Kuwa guud ahaan isbedela waa 4%

dadkani waa kuwa ugu guulaha badan hadii aad kamid noqoto waad u mahdin doontaa naftaada iyo waqtigaaga sababtoo ah inaad kamid noqoto ayaa adag waxayna kaa rabtaa dadaal iyo juhdi badan si aad ugu mid noqoto sidoo waxay kaa rabtaa inaad goaan lahaato .

hadii aad jeceshahay inaad naftaada meel kasoo saarto sameey arintaan oo ah wax walba aad bilawdo dhameystir , xitaa hadii ay nafta kahaneyso ama dhibsaneyso kadib waa arki doontaa natiijada qurxoon .

1   2. Kuwa qeyb ka mid ah isbedela waa 20% 

d   dadkani waxay kasoo ag dhow yihiin kuwii hore , waxayna kaga hareen qeybaha dhexe , dad badan ayaa jira qaata koorsooyinka hadana qeyb kamid ah qaata waxa la is dheer yahay waa goaan iyo dulqaad yeelo dulqad iyo samir ee kamid noqo kuwii hore ama tilaabadaaada koowaad ku tijaabi kuwaan oo kale si aad mar labaad ugu tilaabsato kuwa kore .

     3. Kuwa Isbedelin waa 76%

      Guud ahaan bini aadamka waxa uu galaa tartanka waxaana guuleysta hal qof , dhamaan dadkan waxay ku hareen wareega koowaad , si aad u ogaato inaad kamid tahay iyo inkale isweydii ma dhameyn karaa koorso cusub mise xiiso oo kaliya ayaa iheyn kara . 

      isweydii ma bilaabi kara wax cusub anigoo kamid noqonaya dadka 4% ee la soo sheegay , isku day inaad ka fogaato dadkan oo ay mustaqbalkooda meesha ay ku dambeyso ay ogeyn iyo problemka soo wajaha sida ay u xalin lahaayeen  .


       guud ahaan isku dey inaad kamid noqoto dadka 4% , si aad u xaqiijiso guulo la taaban karo mahadsanid .


        waxaa nqoray @ Maxamed Graphics Blog



jj

k