ADOBE PHOTOSHOP
Hadaad rabto inaad barato waaad ubaahan tahay inaad barato softwarada kala ah adobe illustrator iyo adobe photoshop si aad u noqoto graphic designer .
hadaba waa suaale labadaba maxay qabtaan ?
Photoshop waa barnaamij ay iska leedahay shirkada adobe shaqadiisana waa inuu kaa caawiyo sawirada inaad qurxiso ka graphic designer ahaan, sidoo waxaa lagu sameeyaa shaqooyin fara badan oo ay kamid yihiin poster-ada in lagu sameeyo iwm.

.png)
0 Comments