SKETCHING BOOK - FREE DOWNLOAD







SKETCHING BOOK - FREE DOWNLOAD


Fahnaka Guud ee sketch book

Markii ad tahay designer waxaa muhiim macamiilka inaad shaqadiisa u qabato waqtiga lagula balamay , sidoo kale waxaa muhiim ah design kasta aad sameynaysid waqti yar kaa qaadan karaa, sidoo kalena aad time save gareysan kartaa , waxaan hoos kuu dhigay sketching oo ah marxalad ah inaad design-kaaga sii diyaarsato oo aad sii og tahay waxaa aad ku sameyn rabto software-ka markad tagto.


Si markasta aad u sameyso design cusub isticmaal buugaan diyaarsan kadibna soo daabaco , si uu waqtiga designka kuu seef gareeyo .

waxaan rajeynaa inaad ka faaideysato .

mahadsanid .



Halkan kala soo Deg : 




By : Maxamed Graphics

Post a Comment

0 Comments