ADOBE ILLUSTRATOR
Hadaad rabto inaad barato waaad ubaahan tahay inaad barato softwarada kala ah adobe illustrator iyo adobe photoshop si aad u noqoto graphic designer .
hadaba waa suaale ILLUSTRATOR muxuu qabtaa ?
ILLUSTRATOR waa barnaamij ay iska leedahay shirkada adobe shaqadiisana waa inuu kaa caawiyo sameynta logoyinka,sameynta id-cards-ka, sameynta business carda, iyo kuwo kaloo badan aanan ka heli kareyn photoshop .

.png)
0 Comments