Full Brand ( Mogadishu advert ) 

Full Brand ( Mogadishu advert ) 

Shirkad kasta waxay kaaga baahan markaa tahay graphic designer inaad u sameyso brand dhameystiran , file-kan waxaan kugula wadaagayaa design full brand ah aan sameeyay, shirakadan ma ahan mid jirta kaliya waa sambalo , ka bogo oo ila arag sida full brand loo sameeyo .