Full Guide Marketing - free Download 

Shirkad kasta waxay leedahay qeyb suuqgeyn ah hadaba markaad xirfad barato tusaale graphic design waa inaad waa inaad wax ka taqaano suuqgeynta ,waxaana kuu diyaariyey file pdf yar 3 bage ka kooban ku saabsan suuqgeynta ka faaideyso mahdsanid .