Qaado koorso Suuq geyn free ah 


Sanadku waxa uu ahaa 2021 markii qaatay koorsadan suuq geynta ah waxaana bixinayay akademiyada LTA '' Leadership Training Academy '' oo aheyd akaademiyad lagu soo saarayey hogaamiyayaal carab ah oo dhan walba ka dhisan , waxaana ka faaideystay dhamaan trainings-kii ku jiray ee ku saabsanaa suuqgeynta , ganacsiga , iyo qorsheynta .


waxaana kula wadaagayaa casharadii aan ka dhaxlay oo ka mid aheyd inaan umaleyn jiray suuqgeynta inay tahay wax iska caadiya lakiin kadib aan dib ka ogaaday in suuqgeynta ay tahay saldhiga shirkada kasta heysatana percentage-ka ugu badan oo ah 85% hadaba waxaan ku leeyahay suuqgeynta waa muhiim inaad wax ka taqaano xoogaaba allah ka dhigee , ka faaideyso oo qaado training kan yar . 


part one marketing arabic 

part two marketing arabic